Axmed Karaash oo tijaabiyay awoodiisa iyo Madaxweyne Deni oo laga war sugayo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo sidoo kale hada ah musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wajahaya dagaal siyaasadeed kaga imaanaya kuxigeenkii Axmed Karaash. Siciid Deni oo Muqdisho u jooga ololaha doorashada Madaxweynaha uu u sharaxan yahay ayaa dagaal dhabar jebin ah kala kulmay kuxigeenkiisa oo shaaciyay in awoodda iyo talada Puntland … Continue reading Axmed Karaash oo tijaabiyay awoodiisa iyo Madaxweyne Deni oo laga war sugayo